[go: up one dir, main page]
More Web Proxy on the site http://driver.im/Jump to content

Lughaya

Ka Wikipedia
Lughaya
Lughaya is located in Somaliland
Lughaya
Lughaya
Meesha ay dhacdo Lughaya
DalkaFile:Flag of somalia.svg Somaliland
GoboladaAwdal
DegmooyinkaLughaya
Tirada dadka
(2006)
 • Dhammaan20 000
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Lughaya (Af Carabi : ar‎) waa magaalo xeebeed oo ku taalo Gobolka Awdal ee Somaliland . Lughaya waa magaalo qadiimi ah o ku taalo xeebta deegaanada gobalka awdal ee ku fidsan Bariga Somaliland.

Lughaya waxay 50 km koonfurta kaga beegantahay dekkeda Jabuuti, 200km neh waxay dhanka waqooyiga ka xigtaa degmada Berbera. Sidoo kale waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu weyn gobolka Awdal. Shacbiga degan waa dad xoolo dhaqato ah ama kaluumeysato,waxay caan kutahay kaluunka iyo caanaha geela. Degmadaan waxaa degan dad lagu qiyaaso 75,000 oo qof. Degmada Lughaya waxaa inta badan ka dega oo ugu badan beelaha Maxamed Case ee Gadabuursi. Waxaana si khaasa u sii dega beelwaynta bahabar muuse.

Degmooyinka hoosyimaada Lughaya

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • Lughaya
  • Garaaca
  • Kalowle
  • Saba-Wanaag
  • Garba-Dadar
  • Gargaara Bari
  • Geerisa
  • Beeyo-Cadaadeed
  • Balayga
  • Fardaha
  • Karuura
  • Waraqa Dhigta
  • Sheed Dheer
  • Osoli
  • Teeb
  • Buulo-Xareed
  • Qudhacood
  • Laan-Cawaale
  • Maame
  • Xoog-Faras
  • Iddo-Caddays
  • Beeyo-Kulul
  • Gab
  • Xajiinle
  • Ceel Helay
  • Hulka
  • Damasha
  • Cabdi Geedi
  • Bidhaadley

Waxa kasoo jeeda Saylici.